GUUSHA NOLASHA
nolasha ahdaafta leh aad dunida ka gaartid, waxay ku xirantahay dadaalka aad ka gaartid dhanka waxbarashada, dhaqanka diinta, bulshada siyaabo kala nduwan ayey nolasha umaareeyan.
wali ma is waydiisay, maxaa guusha
nolasha kaa hortaagan?
waa jawaab macquul ah, balse aad
weyday, wax u dhigtma oo maskaxdada ku qanciya, waxa la gudboon ay samayn
lahayd, horaa soomali ugu maahmaahday '' Dadaala Waa Garaa'' o ah hadii
aad hadaf wanagsan ka leedahay nolasha waxaad maraynkartaaa waqtiga iyo
jaaniskaga, adiga oo naftada ku hogaaminaya mesha wanangsan.
5 Qaab oobAad ku dhisikartid nolashada
naftada ku tarbiyee inay waqti hore
kacdo,aadna samaytsato ''Routine'' jadwal naftada aad ku hogaamisid,sida inaad
waqti wax akhrisid, shaqaysid, adigoo tixraaca jadwalka maalinta aad leedahay,
maalinkaas waad ka faa'idaysatay waqtiga.
2.Samayto waxa aad maanta qaban
lahayd
Tani waxay kaa saacidaysaa inad ku
socotid ahdaaf maalinkaas ayaddoo kuu kala soocan yihiin waxad qaban lahayd,
marka samayso taxane maalimle adiga oo qoronaya waxa maanta qaban lahayd.
3: Akhrinta Buugta ama Qur'aan
Wax akhrista waxay naftada ku
horeedaysa guul, wax 1000 sadar akhri si aad maalinta u qortid 2sadar oo qiimo
iyo macno ku fadhiya, qofba imtuu wax ka akhris badanyahay waa ka aqoon badan
yahay.
4: cilmi baaris ku saabsan naftada
ama Ahdaafta nolasha
markaad ogaatid waxay naftada
jeceshay sida, cuntada, hurda waqtigay ubaahantahy, dabaasha, ciyaaraaha iyo
waxiii la halmaala, waxad ku horseedaysa naftada farxad iyi aayatiin wanagsa,
naftada u horseed guul wanagsan 100 sano ee soo socda, adiga oo raacaya
ajandaha kuu dagsan. guusha kuma tiaaado hurdo iyo waqtiga oo agu ciraao. waa
inuu waqtiga macno kuugu fadhiya,
5: Watiga oo aad ilaalisid.
daqiiqadii kaa tagtaa waa ku dhaaftay
kuguma soolabanayso, lkn daqiiqadii aad ka faa'idaysaty waa guul adiga kusoo
hoyatay '' الوقت كالسيف إن لم تقطعه قطعك''
oo macnaheedu tahay '' waqtigu waa
sidii seefta oo kale hadii aadan ka faa'idaysan isaga ayaa kaa
faa'idaysana ama ku goynaya'
Hada bilow guushada nolasha geediga
Waxaad manta qaban kartid bari ha’udhigan,
qabo manta sababtoo bari waxay kuu dhiibaysaa maalinka ku xiga, halkaa waxaa ku
beeldaraysay waqtiga shaqadina waxaa soogalaya habac sanaan, manta rabtaa inad
bilowdo jamamacad, ama wax akhris isla manta bilow, waligaa marna bari waxba ha
u digan . hadafkaga yuusan kaa noqan barnaamij afka ah , hakaa noqdo camal. Ficil
kasta camal ubedel.
Inaad wax qorshayso maxuma lkn mark
hore qorshee waxa aad qaban karto oo naftada awoodo, waa inaadan noqon qof
riyoonaya markasta , adoo soojeda inaad riyooto maaha.
0 Comments